Aragtı – himilada

Paragraf

Ka- Ziraat Katılım ahaan

Aragtideenna; waa in uu bankigu noqdo hogaamiye, caalami ah, la ixtiraamo aanan ku koobneyn Keliya Turkiga gudihiisa ,ee sidaas oo kale uu noqdo mid xoojiya nidaamka bangiyada islaamiga ah ee ka howlgala gobolka , mar walba wax soosar leh kuna boorinayo macaamiishiisa aragti ah mar walbo oo wax la wadaago waa mar walbo oo wax badan la helo.

Himiladeena; In uu bankigu noqdo mid si sax ah u fahma baahiyaha iyo fılashada macaamishiisa isla markaana macaamiishiisa u soo bandhiga xalka iyo talooyinka ugu haboon asigoo u soo marsiinaya marinka ugu haboon, bankigu asiga oo ku bararugsan mabaadii’da bankiyada islaamiga ah, aqlaaqiyaadka iyo waajibaadka bulsho ayuu hiigsanayaa in uu xaqiijıyo wax soosarnimo iyo faa’ido joogto ah oo gaarsiisan heerarka caalamiga ah, sidaas oo kale bankigu waxa uu hiigsanayaa in uu noqdo mid fudeydiya helitaanka adeegyada maaliyadeed asigo ka fıkirayo qanaacada macaamiisha. ​