Xisaabadka

Paragraf

Waa maxay xisaabta Socota?

Xisaabaadka Socota waa xisaabaadyo lagu furan karo dhamaan lacagaha qalaad sida TL, USD, EUR, GBP, AED, SAR, xisaabadkaan ma ahan kuwo macaamisha u keenaya faa`ido.

Waxaad kaydadkaaga ku ilaalin kartaa Xisaabaadka Socota oo aad furan karto marwalba, waxaadna lacag dhigan kartaa islamarkaana aad kala bixi kartaa mar kasta oo aad rabto, iyadoo aysan ku xirneyn waqti gaar ah.

Waxaad si fudud ugu adeegsan kartaa kharashaadkaaga maalinlaha ah, waxaad ku heli kartaa mushaharkaaga si amaano leh sidaas oo kale waxaad si fudud ugu adeegsan kartaa xawilaadaha lacageed.